Fadlan raac tallaabooyinkan si aad ugu biirto koorsada Vocabulary:

  1. Buuxi foomka adigoo riixaya batoonka jaalaha ah. (Hada horay u buuxisay qodobka labaad ugu gudub).

  2. Dooro habka aad ugu biirayso koorsada:
    a. Bixi $10 si aad isu diiwaangeliso.
    b. Badbaadi 50% adiga iyo saddex (3) saaxiibadaya kusoo biira, midkiiba ha bixiyo $5.
    c. Badbaadi 90% adiga iyo toban (10) saaxiibadaya ku soo biira, midkiiba bixiya $1.

🟩 Fiiro gaar ah: Koorsadu waa bilaash, ma jiro lacag bille ah ama kharashka kale oo laga rabo. Keliya isdiwaangeli adigoo raacaya talabooyinka kor ku xusan. Wixii farsamo ah nagala soo xiriir 0907351393 ama fariin noogu reeb support@baraarebulsho.org

Mahadsanid!